| |
|
|
|
|
| Find Legal Help On Low Income Tax Credits |
 |
| Related Resources |
Renter's Refund
By: Legal Aid Society of Minneapolis
HTML
|
Minnesota Department of Revenue website
(Separate Website)
By: Minnesota Department of Revenue
|
Tax Refunds for People with Low Incomes
By: Legal Aid Society of Minneapolis
HTML
|
| more... |
|
|
TIXGELINTA IYO DHIMISTA TACLIINTA EE MINNESOTA
by: Legal Aid Society of Minneapolis
TIXGELINTA TACLIINTA EE MINNESOTA IYO LACAGTA LA ISKA DHIMO INTA AAN CANSHUURTA LA XISAABIN (Minnesota Education Credit and Subtraction)
Waxaad heli kartaa tixgelinta ama dhimista canshuurta gobolka ee la xariirta kharashyada wax barashada carruurtaada ama waxyaabaha la xariiro. Kuwaan waxay la xariiraan carruurta ku jirto xanaanada ilaa dugsiga sare. Tixgelinta ugu badan waa $1,000 cunuggii. Waxaad isticmaali kartaa kharashyada sida: barayaasha, buuggaagta aqoonta iyo waxyaabaha barashada, ujrada lagu bixiyo gaadiidka, daruusta muusiikada, barnaamijyada ka dambeeyo dugsiyada, iyo xerooyinka kuleylaha wax lagu barto. Waxaad kaloo isticmaali kartaa kharashyada alaabta kombuyuterka ama cajaladaha tacliinta (ilaa xadka $200). Kharashka barashada dugsiyada gaarka ah waa dhimis oo keliya. Si aad u heshid tixgelinta, buuxi foomka M-1ED. Si aad u isticmaashid dhimista, ka shaqeey warqadda xisaabta ee ku taalo dusha foomka M-1.
|